Daawo Sawirada “Madaxweyne Farmaajo oo safar dhulka ah ku gaaray Magaalada Qardho

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka socdaal dhulka ka bilaabay magaalada Garoowe, isaga oo ku safray laamiga dheer ee isku xira Garoowe iyo magaalada Qardho, halkaasoo meel 10km u jirta lagu soo dhaweeyay fardo iyo caleemo qoyan. Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehliyay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, waxayna si wadajir u dhax dhigeen … Continue reading Daawo Sawirada “Madaxweyne Farmaajo oo safar dhulka ah ku gaaray Magaalada Qardho